Maraakiibta dagaalka NATO oo qaaday talaabo ka careysiisay Ruushka (Sawirro)

Saddex ka mid ah maraakiibta dagaalka ee NATO ayaa Isniintii gaaray dekedda magaalada Turku ee koonfur-galbeed ee Finland si ay u tababaraan ciidamada badda ee Finland iyadoo Helsinki ay ka fikirayso suurtagalnimada inay ku biirto xulafada uu hoggaamiyo Mareykanka xilli ay sii kordheyso xiisadda Ruushka ee Ukraine. Maraakiibta dagaalka Latvia minelayer LVNS Virsaitis iyo miinada … Continue reading Maraakiibta dagaalka NATO oo qaaday talaabo ka careysiisay Ruushka (Sawirro)